U Sahmi Adoo Rarin

Category:

Prof Dr. Cali Sheekh “Diiwaanka maansada U Sahami Adoon Rarin waxaan u hibeeyay dhallinyarada Soomaaliyeed, gabdho iyo wiilalba, kuwaa oo la dhaawacay himmadoodii, nolashoodii, waxbarashadoodii iyo mustaqbalka sidii ay uga fikiri lahaayeen. Dambigaa waxaa ka galay dadkii dhalay oo ku guuldarraystay in ay dhisaan wax dhab ahaan uga dhexeeya ummadda ee cadow dibad ka yimid ka ma dumin himmilooyin koodii iyo waxay mudnaayeen”.

Fadlan halkaan kala deg bugga U Sahami Adoon RarinDownload 

 

U SAHAMI ADOON RARIN

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “U Sahmi Adoo Rarin”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top