Gallery

International Conference |Location, 2 May 2023

هنا العراق ولاية اربيل يوم ١٩مارس عام ٢٠١٣ بمناسبة انعقاد اتحاد الجامعات العربية بضيافة جامعة صلاح الدين

Here is Iraq, Erbil State, on March 19, 2013, on the occasion of the Union of Arab Universities, hosted by Saladin University

20-22 September 2014 Kuala Lumpur -Asia open university 4th convocation

25 September 2014 Kuala Lumpur -Qaar ka mid Ardayda ka soo baxay Jaamacadda Muqdisho

Dr CaliSheekh Axmed ayaa kulan la qaatay qayb ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwii ka soo baxay Jaamacadda Muqdisho

Kuwaala lumpur 29 September 2014 Booqasho aan ku tagay machadka ( Elite English Language Centre) Kaas oo heshiis Jaamacadda Muqdisho la saxiixatay

10- 17 MAR 2014 waa muxaadaraad aan siiyay Ardayda Soomaaliyeed u ku kala nool shan magaalo oo ku taalla dalka turkey

Istanbul 26-27 APr 2014 waa shir ay ka qayb galeen Jaamacadaha Carabta iyo Jaamacadaha turkiga – Istanbul

25 may 2014 caleema saar kii Boqor burhaan

Meeshu waa qardho Buntiland

22 April 2013 Muqdisho waa maalintii lagu dhawaaqay Alumni

22-23 April 2013 oslo waa Kulan ku saabsan islaamka Iyo Waaqica reer galbeedka

Xarunta iskaashiga Islaamka ee Norway, ayaa soo qaban qaabisay kulan ku saabsan Nolosha reer galbeedka iyo shareecada Islaamka

29-4 June 2013 Waa shir ay IGAT u qabatay Jaamacadaha dalwalba ugu caansan, waxaa lagu qabtay Ethiopia

5 September 2013 muqdisho Ururka Kanava oo u dabaaldagi sanad guuradiisii 11

Musaasabada Sanad Guurada 11aad ee ka soo wareegatay Aasaaskii Ururka Dhalinyarada KANAVA

الاسبوع الثقافي 2013-2014 Toddobaadkii Dhaqanka ee Jaamacadda Muqdisho

17 September 2013 South Eastren kenya University booqasho rasmi ah

16 February 2015 tartanka kubada cagta ee Jaamacada Muqdisho

3-5 mar 2015 Nairobi waa kulan lagaga doodaayay istaraatiijiya Jaamacadda Muqdisho

Waxaa hogaaminaayay mudiirka machadka Irshaad ee malaysia

هذه الصور هي من وفد اتحاد الجامعات العربية بقيادة الامين العام وبمرافقة عضو اخر بالاضافة الى شخصيتي لتقويم الجامعات الصومالية من اجل الانضمام الى الاتحاد. وكان قدومهم يوم 9 اغسطس وزاروا في مقديشو جامعة لبنادر وسمت وجزيرة وستي. ثم سافرنا الى هرجيسا وزاروا كلا من جامعة عمود وجولي وبرعو. ثم عدنا الى مقديشو وسافروا يوم 17 اغسطس من مطار ادم عبد الله

صور بين بربرة وبرعو
وفد الاتحاد للجامعات العربية يوم 14 اغسطس عام 2016

هذه الصورة من برعو يوم 14 اغسطس 2016
التقى وفد الاتحاد للاديب الصومالي الشهير حدراوي xatraawi وطلبوا منه القاء احدى قصايده واختار JACAYL DHIIG MA LAGU QORAY وانا قمت بالترجمة

تخريج الدفعة السادس عشرة

Waa booqasho aan ku tagay Dowlada Djibouti 01- December 2016
Meeshanna waa Dakada DOORAALE

دسيمبر 2016 مناسبة ترقية عدد من اساتذة جامعة مقديشو الى درجة الاستاذ المشارك ودرجة الاستاذية

Dalacsiinta Macalimiinta

15-16- يناير 2017
كنت عضوا في وفد كلفه اتحاد الجامعات العربية لتقويم جامعة جيبوتي لتنضم الى الاتحاد

18-February 2017 waa maalinti farici Faraca buntiland loo badalay Jaamacadda Bada cas

03-September 2016 Muqdisho Al Jazeera hotel waa maalintii aan wareejiyay gudoominimada Jaamacadda Muqdisho

13 Nov 2016 Opening Ceremony for Medical Laboratory

Xafladda Furitaanka Shaybaarka Caafimaadka

هذه اول زيارتي زيارتي لجمهورية قبرص التركية مع بعض أفراد عائلتي وكنا ضيوفا عند اساتذة في الجامعات القبرصية ايام 26-30 من شهر يونيو عام 2017

Waa booqashadii ugu horeysay ee aan ku tago Jamhuuriyadda Turkiga ee Qubrus aniga iyo qaar ka mid ah qoyskayga, waxaan marti ku ahayn macalimiin wax ka dhiga jaamacadaha Qubrus 26-30-2017

زيارة الكويت برفقة وزير التعليم عبد اوطاهر في بتاريخ 4- 7 شهر ديسيمبر

4-7 December 2019 Booqashada Kuweyd oo aan ku weheliyo Wasiirka Waxbarashada, Mudane Cabdirahman Aw-daahir

05-April 2022 زيارة جامعة قطر

05-April 2022 Booqashadii Jaamacadda Qatar

لقاءات مع الجالية الصومالية في الدوحة في شهر ابريل عام 2022

Abriil 2022 Kulamo aan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Doha

Gudoomiyaha Hay’adda Bariga Afrika ee Cilmibaarista iyo Hormarinta (DAD) Prof Dr. Cali Sheekh Axmed

24 July 2023 Shirkii 2aad ee Madasha Horumarinta Bariga afrika.

7 Sep 2023 Xiritaanka tababbar ay soo agaasimeen Machadka warbaahints ee Aljazeera iyo Academiyada SODMA

Prof Dr. Ali Sheekh Axmed, ayaa ka qayb galay xiritaanka tababbar ay soo agaasimeen Machadka warbaahints ee Aljazeera iyo Academiyada SODMA

DAD 2017

DAD

DAD

Scroll to Top